Wednesday, 17 February 2010

safaarada sweden ee Itoobiya oo shardi ka dhigtay baasaboor somali ah

SAFAARADA SWEDEN EE DALKA ITOOBIYA OO KU SOO ROGTAY SOMALIDA VISO DOONKA AH INAY LA YIMAADAAN BASABOR SOMALI AH .

Addis Ababa 17/7/2010 Safarada Dalka Swden ayaa Laga bilaabo bishan 15/2/2010 Anay Qaban Doonin Dalabyada Fiiso doonka ee lagu galo dalkeeda ilaa inta ay ka keenayaan basaboor soomaliya isaga oo qoralkuna uu u qornaa sida tan , iyada oo safarada soomalia ee ku taala Adiis Ababa ay Bixiso Basaboor Soomaliya in Qof Kasta oo Soomaliya oo raba fiisaha Dalkasi uu la yimaado basaboor soomalia. lagana Qaban Doonin Foomamka lagu dalbado fisayasha ,taas oo dhibaato wayn ku noqotay soomalida degan wadankan Itoobiya ee heestay ogalasha megereshanka wadanka swden, warkan oo lagu dhajiyey albaabka safaraada loona qeebiyey soomalida doonaysa fisayasha ayaa waxay dhibato ku tahay sidii loo heli laha basaboor soomaliya iyo halka laga soo qadanayo iyada oo la ogyahay xalada ay marayso soomaliya . iyada oo soomalida megarashenka itoobiya ku soo rogtay ganaax marka la rabo bixitaanka wadankaas oo lagu siiyo fisayasha wadanka yurub , dhibatadan ayaa ilaa imika cid ka hadashay anay jirin .

No comments:

Post a Comment