Tuesday, 23 February 2010

Reer yooniis waa kulmiye ee udub maaha




Sheffeild(iftin news)22/02/2010Halkan waxa aanu ka salamaynaa dhamaan wargaysyada iyo Website yada Somaliland . Anagoo ku hadlayna magaca Beel weyta Reer Yoonis (Habar Jeclo) waxa aanu ka jawaabaynaa warkii lagu soo qorey Website yada Qaran News iyo Somaliland Nation warkaas oo ay ku sheegeen
” inay ay ku shireen Beesha Reer Yoonis Magaalada Manchester UK isla markaana ay soo saareen Baaq ay ku sheegayaan inay ku biireen Xisbiga UDUB” Warkaas oo laga been abuuray Ahmed Yusuf Canjeex isla markaana lagu sheegay inuu yahay afayeenka beesha taas oo aanu ku cadaynayno in aanu jirin afyeen ay beeshu magacawday inuu metalo
Been abuurkan ayaa waxa ka dambeeya dad doonaya xaalad abuur iyo isku dhufasho beelaha somalialnd ka dib markii ay arkeen beesha oo si wayn uga soo qayb gashay shirkii Manchester ee xibiga Kulmiye taas oo ahayd marti sharaf ay ka heleen xisbiga kulmiye.
Beesha Reer Yonis oo ah beelaha ugu waa wayn ee bariga Somaliland Waa ay ka wayntahay wax xisbi ku biira ama jeenka lagu qaato isla markaana cidna uma daba istaagayso danaheeda iyo masiirkeeda isla markaana xaq ayay u leeyihiin codkooda inay siiyaan cida ay doonaan.
Beeshu waxa ay leedahay sadex xildhibaan kuwaas oo ka soo kala baxay sadexda xisbi qaran ee ay leedahay Somaliland taasi waxa ay muujinaysaa inay tahay beesha kaliya ee si dheeli tiran ugu jirta sadexda xibi oo muujinaysa dimuquraadiyada dhabta ah.
Hadii beeshu shirayso waxa uu noqon lahaa wax beeshu si isku mid ah uga midaysantahay isla markaana si heersare ah loo soo agaasimi lahaa oo ay wargaysyadana ku casuumilahayd.
Waxaanu ugu baaqaynay dhamaan dadwaynaha Somaliland meelkasta oo ay joogaan in beeshu wax shir ah oo ay qabsatay aanay jirin isla markaana aanay taageeradooda siinin xisbiga UDUB oo ah ka dalka dib u dhigay kuna wada siyaasad indho la aan ah .
Waxaanu leenahay Websiteyada Qaran iyo Somaliland nation ka waan tooba waxa aad samaynaysaan iyo wararka been abuurka ah ee aad sida badheedh ka ah ugu soo qoreysaan website kina.
Waxa kale oo aan idinku talinaynaa inaad dhawrtaan sharciyada wargaysyada ee aad ka baxdaan been abuurka iskana hubsataan wararka aad qoreysaan.



Liiska Qurbo joogta Beesha Reer Yonis

1. Maxamuud Xaaji jamac qodax

2. Yassin Xasan cabdillahi

3. Eng Maxamuud xasan Cabdillahi

4. Maxamuud Maxamed Cartan

5. Cabdi dahir Qodax

6. Ismail xaaji Jamac Qodax

7. Maxamed Daahir Qodax

8. Ismail Dahir Qodax

9. Siciid Dhooble Guuleed

10. Saleebaan Siciid Xassan

11. Cismaan Axmed Cali dheere

12. Sahal Axmed cali dheere

13. Faisal Cabdillahi Dahir

14. Jamac Cabdillahi Dahir

15 Salaad gadh-yare

16. Sabriye Saleebaan Diiriye Jibriil

17. Rashiid Sheekh Cali

18. Ismaciil Axmed cabaas

19. Nuux Ismaciil Abyan

20. Maxamed Abokor

22. Sheekh cabdixanaan I Warsame

23. Bashir Tarabi Ogle

24 Xasan Adan Tarabi Oogle

25. Yassin Farax jees

26. Cabdiraxman xaaji jamac qodax

27. Aadan Abdullahi Ali

28. Maxamed Abdi Xoog

29.Saleebaan Carab Ahmed

30.Xasan Dirir

31.Ciise Maxamud Diriye

32.HajinCaydid Xasan

33.Cumar Ali Ibrahim

34.Maxamed Ali Ibrahim

35.Nuux Cananuug

36.Ciise Maxamed Yousuf

37.Maxamed Abyan

38.Qaasim Ibrahaim Warsame

39.Abdiraxin Shekh ali

40. Sheekh Abdi xanaan

41.Maxamed Abdi curi

42.Abdi Qasim Ibrahim

43.Ahmed Qasim Ibahim

44.Rashid Darir

45.Maxamud Rooraye

46.Ismail Abaas

47.Nuux Ismail abyan

48.Aar Jama Warsame

49.Salabeen Warsame Xasan

50.Mubaarik Jama Diriye

Codka beesha



M. Ali

No comments:

Post a Comment