Thursday, 25 February 2010

Tartan loogu jiro jagada madaxweyne ku xigeenka somaliland


waxaa malamahanba ka soconaaya caasimada hargeysa dhqdhaqaaq loogu jiro jagada madaxweyne xigeenka somaliland, kadib markii la sheegay in xaalada caafimaad ee madaxweyne ku xigeenku ka soo dareyso. haddaba waa nasiib daro iyado geerida loo simanyahay caafimaadka iyo caafimaad darradana ilaahay keeno. in waqtigaas baratan caynkaas ah la galo

No comments:

Post a Comment