Showing posts with label war (saraar news) 24 Jan 2010. Show all posts
Showing posts with label war (saraar news) 24 Jan 2010. Show all posts

Sunday, 24 January 2010

Weftigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) 20100124






(saraarnews) Weftigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan magalaada Columbus ayaa maanta kulan balaadhan oo xogwaraysi ah kula yeeshay boqolaal kamid ah jaaliyada reer somaliland oo isaga yimi magaalooyinka, Columbus, Toronto, Nashvile, Mchigan iyo Kentuky. Daawo