Saturday, 27 February 2010

Dawlada rayaale waa quraarad madaw



Waxaa saaka ku soo baxay websiteyada in wefdi uu hogaaminaayo gudoomiye-xigeenka golaha guurtidu ay ku soo laabteen dalka ,kadib markii ay soo dhameysteen socdaal ay ku joogeen dalka jabuuti. Hore dawladu waxay inoo sheegtay in wefdigaasu uu u kicitimay dalka mareykanka oo casumad ballaadhan u fidiyay xukuumada iyo labada gole ee baarlamaanka. Haddaba maxaa waxaas oo been ah ugiu wacan. Waayo daacad baanay aheyn. Meel kale ha ka doonin cid ilaa hada kala garaneysaa ma jirto cida leh guriga dahir rayaale ku jiri jirey markuu ahaa madaxweyne ku xigeenka ,maqarankaa leh mise isaga leh.

No comments:

Post a Comment