Thursday, 25 February 2010

Gaadiid laga leeyahay Togdheer oo lagu qafaashay maanta degaanka Gaalkacayo

Gaadiid laga leeyahay Togdheer oo lagu qafaashay maanta degaanka Gaalkacayo
Wednesday, 24 February 2010
Burco(Togdhnews)-Aafar Baabuur oo kuwa xamuulka ah oo laga leeyahay Degaanka Gobolka Togdheer ayaa maanta koox dabley ahi ku qafaasheen degaanada



Tuulo buuryo qab iyo Tuula Jalam oo ka tirsan degaanka magaalada Gaalkacayo.

Sida wararka ka imanaya degaankaasi sheegayaan,gaadiidkan ayaa ka mid ahaa Kolanyo gaadiid ah oo raashin mucaawino ah gaadhsiiyay degaanka Gobolada dhexe kuwaasoo markii hore ka tegay magaalada Berbera, ilaa hada lama oga sababta baabuurtan loo kaxaystay iyo goobta la geeyay.

afartan baabuur ayaa laba ka mid ha lagu qafaashay saaka tuulo buurya qab,halka laba kalena galabta lagu qafaashay tuulo jalam.

TogdheerNews..Desk.




[ Back ]

No comments:

Post a Comment