Arrinkii Mr. Yigal palmor, afhayeenka wasaarada arrimaha dibada ee Israel
Waxaa beryahaan dambe iclaanka ku soo baxaaya warar sheegaaya in dawadda Israel aqoonsaneyso jamhuuriyadda Somaliland. Haddaba arrinkaasu waa arrin uga bahan talo ummadda reer Somaliland in ay isweydiiso. Marka hore waxa la yaab leh sidaad ka darteemeyso walaalahayaga reer soomaaliya sidey u muujinayaan dareen diidmo wax ala wixii ku saabsan calaamad muujinaysa ictiraaf somalailand. Walaal annagu idinma nebcin walaw talo xumaalayaal hore iyo qaar dambeba idinka dhasheen. Markaey ina wada hogaaminayeena aanay annaka teela noo dhigan . markey idinka idin hogaaminayeena aad aragtaan halkay wax marinayaan annakana aflagaado joogata ah oo shacabkiimnana gaadha aad ka maqleysid.
Walaalayaal waa lana aqoonsayaaa micnaceedu maha waan kala tageynaa. Waxa qudha ee aynu ku kala jaadka noqoneyna waa laba keliya ah .ta kowaad oo ah xuquuqda doorashada iyo inagoo kala leh laba calan oo ururada caalamiga ah inagoo laba ah aan soo fadhiisaneyno. Wixii kale oo dhan eee dhaqaalaha ah, difaac ah, ganacsi ah, isu socod ah, waan soo dhaweynaynaa.
Haddan u soo noqdo arrinkey Israel keentay. Horta waan hubsaneynaa. Markaa waa qiimeyneynaa. Dalna ma saaxiib la’aan karo. In nala aqoonsadaana waa muhiim ama carabta oo masar hogaamineysa ayaan na aqoonsan ama Israel. War halkaas ayuu ku dhanyahay

No comments:
Post a Comment